
|
|
Tottenham target ka dhigatay Emanuelson..
23- jirkaan ayaa waxaa qaab ciyaareedkiisa siweyn ula nacsan macalinka layliya kooxda kubada cagta ee Tottenham isagoona oo doonayo inuu soo caga dhigo horyaalka Premier League gaar ahaa garoonka Tottenham Macalinkii hore ee naadiga Tottenham Martin Jol ayaa sidoo kale waxa uu hore udonayaay ciyaaryahankaasi iagoona kudoonayay inuu 2 milion kusoo caga dhigo garoonka naadigiisa Tottenham oo uu xiligaai macalin u ahaa 23 – jirkaan ayaa iminka Qandaraaska uu kula jiro naadigiisa Ajax waxa uu ku egyahay 2011 inkastoo daba ceer sanayso naadiga Tottenham oo kaalinta afaraad kaga jirto kala horeeyta horyaalka Premier League dalka ingiiriska Yusuf Hussein Hassan [Huudda] yuusuf504@hotmail.com Cell Phone+254-713355721
|
International Headlines
|














