Steven Gerrard oo cadayeey inuu siijoogayo Liverpool..

Captan Steven Gerrard oo manta si cad unsheegay inuu sii joogayo naadigiisa Liverpool xili maan mahani lahad hayay inuu kasii socdaalayo naadiga markii u caal wayay guul darooyinka is daba jooga ha ee soogaray xili ciyaareed kii hore naadigiisa
 
 
Tababaraha cusub ee naadiga Liverpool Roy Hodgson ayaa soo dhaweeyay go, aanka uu qaatay ciyaaryahan Steven Gerrard isagoona tababaraha uu ku tilmaamay inuu ciyaaryahan Steven Gerrard uu yahay geesi
 
Steven Gerrard ayaa dhawaantan waxa uu garoonka Anfield,ku soo dhaweeyay weerar yahankii naadiga Chelsea Joe Cole isagoona iminka sii qal qaalinaayo xidiga aan ku qanac saneeyn lasii joogida naadiga Liverpool Toress
 
Yusuf Hussein Hassan (Huudda)
 
yuusuf504@hotmail.com
Cell: Phone: +27835811472
Cape Town - South Africa