Marco Materazzi oo sheegay inay ciyaar Final ookale utahay kulanka Chelsea

Daagafaca rugcadaaga ah ee u dhashay wadanka talyaaniga una ciyaara kooxda kubada cagta ee Inter Milan Marco Materazzi ayaa sheegay inay naadiga inter u tahay ciyaar fiinal oo kale kulank adak ee ka dhici donka Garoonka Stamford Bridge ee katirsan koobka horyaada yurub

 

Naadiga inter ayaa luktii hore 2 iyo 1 kaga soo adkaatay Gurigeeda naadiga markii ay gey satay naadiga Chelsea iyadoona tababara ose Mourinho uusan ku qanac saneen 2 iyo 1 ay kaga badiyeen naadiga Chelsea

 

Ciyaaryahan Marco Materazzi oo ah uga xanaajiya ciyaartoyda kazoo horjeeda ayaa waxa uu doonayaa inuu ka xanaajiyo weerar yahana naadiga Chelsea sidii uu uga xanaaji yay ciyaaryahan Zinedine Zidane finalkii koobkii aduunka ee 2006 lagu qabtay wadabka Germalka

Ciyaarayahankan ayaa waxa uu wacd kumary inuu kayaab san doono naadiga Chelsea ciyaarta adak ee fooda nagu soo heysoo ee koobka urea champions luega

 

Yusuf Hussein Hassan [Huudda]

 

yuusuf504@hotmail.com

 

Cell Phone+254-713355721

 

 Nairobi - Kenya